Sedexdan qof iska ilaali waligaa

Hadalada qaar waa xigmo aan loo heli karin wax u dhigma.

xigmadda wax badan ayay u tartaa dadka dhalinyarada ah waayo nolosha way ku cusub yihiin qofka waayaaragga ah mar kaste wuxuu soo xusuustaa wixii uu soo maray xagga nolosha.

Sedexdan qof iska ilaali waligaa
Sedexdan qof iska ilaali waligaa

Hadalka xigmadda ama murtida qofka dad’diisa ayay da’ kale ugu darayaan.
ila eeg hadalkan oo tilmaamaya waaqac sax ah:

احذر من ثلاثة :

جائع جمع قرشين

جاهل حفظ سطرين

ومنافق ذي وجهين .

iska jir seddex qof:
Qof gaajo ah oo labo shilin helay
Qof jaahil ah labo sadar xifdiyay
Qof munaafuq ah oo labowejiile ah

Riuntii seddexdaan wax badan ayay ku cayaareen iyagaan ka mas’uul ah duminta dhaqanka iyo hantida iyo aadanaha.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More