Site icon Daruur درور

Sedex nin daroogeysan oo tagsi raacay

Sedex qof oo xashiish soo cabbay ayaa waxay istaajiyeen Tagsi si ay u raacaan, shufeerka tagsiga wuu gartay inay xashiish soo cabbeen.
intuu gaariga sheelar daran u qabtay ayuu gaariga damiyay.
markaas ayuu ku yiri waa tagnay meesha aad rabteen.

Sedex nin daroogeysan oo tagsi raacay1
Sedex nin daroogeysan oo tagsi raacay1

Midka koowaad wuxuu rabay lacag inuu bixiyo
kan labaad ayaa la dooday midka koowaad wuxuu rabaa inuu isaga bixiyo.
midka seddexaad intuu tagsiga ka degay ayuu shufeerka dharbaaxay.
shufeerka wuxuu u qaatay inuu fahmay jookada uu sameeyay wuxuu ku yiri iga raalli ahaada waan ka xumahay.
maba fahminee wuxuu yiri: waryaa mar kale xooggan ha u wadin tagsiga

Exit mobile version