Sawirrada Cagaarka iyo barwaaqada Soomaali

Sawirrada dooga iyo barwaaqada Soomaali

Sawirradan halkaan ka muuqda waa sawirro cusub oo ku tusiya cagaarka iyo barwaaqada dhulka soomaaliyeed.

Sawirradan waxay muujinayaan dhulka iyo xoolaha sida geela iyo lo’da iyo ariga.

Sawirrada Cagaarka iyo barwaaqada Soomaali
Sawirrada Cagaarka iyo barwaaqada Soomaali
Sawirrada Cagaarka iyo barwaaqada Soomaali
Sawirrada Cagaarka iyo barwaaqada Soomaali

Soomaaliya waxay caan ku tahay dhul barwaaqo leh iyo dagaal aan dhamaanin.

Haddii ay dadka soomaalida qaadan lahaayeen mabda’a islanoolaanshaha waa hore ayay gaari lahaayeen hormar weyn.

Wali dalka nabad kama jirto taasna waxaa sabab u ah dadka isku sheegaya inay yihiin wadaniyiin haddana dalkooda iib geynaya.

Sawirada buuraha Sanaag 2020-ka

These pictures shown here are new pictures that show the greenery and prosperity of Somalia.
These images show land and livestock such as camels and cattle and sheep.
Somalia is famous for its fertile land and endless war.
If the Somali people had adopted the principle of equality, they would have already made great progress.
There is still no peace in the country and this is because of people who claim to be citizens and sell their country.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More