sawirka waxaa ka muuqda Ing Yariisow iyo Hodan Naaleye.
Sawirka Soomaalida saameeyay Ing Yarisow iyo Hodan
saameyn weyn ayuu u geystay soomaalida ku kala nool adduunka dacalladiisa.
Ing Yariisow iyo Hodon naaleeye
labadooda waxaa lagu dilay labo qarax kala duwan Hodan waxaa lagu dilay qarax ka dhacay hotel Kismaayo ku yaalla, Ing Yariiosw wuxuu ku dhaawacmay qaraxa lala beegsaday harunta maamulka gobolka Banaadir. kaddib wuxuu ku geeriyooday magaalada Doha dalka Qatar.
Labadooda waxay ka yimaadeen qurbaha Ing Yariiosw wuxuu ka yimid dalka UK hodanna waxay ka timid dalka Canada Ilaahay ha u wada naxariisto.