Site icon Daruur درور

Sawirka Aminarts iyo damaca Kenya ee badda Soomaali

Aminarts iyo Kenya mar kale, Kenya ayaa la sheegay inay rabto badda soomaaliyeed inay la wareegto.

laakin Kenya arrintaas yaa ugu kaalmeynaya.

sawirka aminarts ayaa jawaab ka bixinaya.

amin arts oo sawiray Axmed Madoobe iyo jawaari oo fooraarsan.

nin kenyan oo korka ka saaran oo laalaya badda soomaaliyeed.

maskaxdoodana waxaa ku jirto doolar iyo kursi

meel sare saaran si uu u qaato.

Sawirka amin arts iyo damaca Kenya ee badda Soomaali
Sawirka aminarts iyo damaca Kenya ee badda Soomaali

sawirkan meel dheer ayuu tilmaamayaa.

waxaa laga wadaa inay cadowda dalka wax la wadaan oo ay u daran tahay kaliya maslaxadooda.

waa sida qof maskaxda laga xaday sixran ama gabar nin u waalatay oo waalidkeeda ka hor imaanayso oo ninkaas jacayl weyn u haysta.

Exit mobile version