Site icon Daruur درور

Sawirada maanta kulanka Farmaajo iyo dadweynaha

Sawirada maanta kulanka Farmaajo iyo dadweynaha

Farmaajo iyo shacabka gaar ahaan haweenka iyo hooyooyinka
Farmaajo iyo shacabka gaar ahaan haweenka iyo hooyooyinka

Maanta marka ay dhaceen banaanbaxyada kaddib ayuu madaxweyne Farmaajo la kulmay shacabka Muqdisho qeyb ka mid ah.

Waxaa kasoo qaybgalay kulankan madax badan.

Waa kuwan sawirada lagasoo qaaday kulankaas:

Dumarka Soomaaliyeed hiddaha iyo dhaqanka
Farmaajo hadalkiisa maanta
Farmaajo iyo bulshada magaalada Muqdisho
Farmaajo iyo ku xigeenka rw soomaali
Farmaajo iyo shacabka gaar ahaan haweenka iyo hooyooyinka
Farmaajo iyo shacabka
Haweenka iyo gabdhaha soomaaliyeed
Ku xigeemka rw soomaali
Ku xigeemka rw soomaali
Madaxweynaha soomaaliya Farmaajo
Yariisow sawirada maanta
Farmaajo goorta uu hadlayay

Farmaajo hadalo kulul ku hadlay oo lagu tilmaamay inay xambaarsanaayeen gooddi adag oo ku wajahan dadka ka dambeeya sheekada maanta ka dhacday magaalada Muqdisho.

Sheekadaan oo ka dhalatay marka la dilay dhowr qof oo ka mid ahaa bajaajleyda magaalada Muqdisho marka waxaa xanaaqay dadkii waxay sameeyeen bannaanbaxyo aad u ballaaran oo ay kaga soo horjeedaan siyaasadaha madaxweyne Farmaajo.

Xasaasiyadda magaalada Muqdisho oo sii darsanayso. siyaasiyiin badan ayaa kasoo horjeedda madaxweyne Farmaajo waxaana u badan kuwaas beesha Hawiye.

Sheekada wali waxay u eg tahay qabyaalad inay lug ku leedahay soomaali qabiil ayaa meeshan geeyay xitaa kuwa sheeganaya inay qaran u shaqeynayaan waa beentooda hoos ayay ka wataan qabyaaladda qurunka ah.

Waxaa yaab badan dadka tageersan Farmaajo badankooda waa daarood sidoo kale dadka taageersan Cabdiraxman Cabdishakuur iyaguna waa Hawiye.

Laakin qolo kaste waxay leeyihiin qaranka annaga ayaa matalno.

 

Exit mobile version