Sawirada laysku rakibo dhibka ay bulshada u keenaan
Fake images spread in social networking sites who made by Adobe Photoshop
Sawirada laysku rakibo dhibka ay bulshada u keenaan
Adobe Photoshop wuxuu ka mid yahay borograamyada sawirada lagu baddali karo.
dad badan ayaa adeegsado sawirada laysku rakibo oo sawiro been ah sameeyo.
dadka qaarkii oo dagaalka ka dhexeeyo baraha bulshada ayaa inta been ah laysugu rakibo ayaa lasoo dhigaa dad badanna way rumeeyaan.
immisa qof sawir qaawan loogu rakibay wejiga oo dad badan ay u qaateen inuu run yahay sawirka.
haweenka gaar ahaan waa inay ka ilaaliyaan sawiradooda baraha bulshada maxaayeelay gabadha sawirkeeda inta la qaado ayaa lagu xirayaa naag qaawan ama naag xumaan sameynaso oo nin iyo isu tagayo ayaa laga dhigayaa sawirka.
sawiradan eeg tusaale ahaan sida loo sameeyay.
dad badan ayaa rumeeyo oo u maleeyo in sidan Ilaahay u abuuray shinbirahan intay Facebook soo dhigaan ayay leeyihiin eeg shinbirkan sidan u sameysan.
barnaamijka Adobe Photoshop waa barnaamij labo weji leh si fiicanna waa loo adeegsan karaa qaab xunna waa loo adeegsan karaa.