Sawirada Buur hakaba Daruur 5 years ago Buur hakaba Waligaa hadaadan arkin buur hakaba waa kuwan sawirada oo laga soo qaaday. Iyadoo cayaaro lagu dheelayo dhalinyar reer buur hakaba ah oo tartan cayaareed ku jira. Buur hakaba Dad badan soomaaliyeed ayaan tagin buur hakaba oo maqlay kaliya. Marka sawirada buur hakaba oo cusub waa kuwan