Sanka caruurta xiran maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa

Sanka caruurta xiran maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa

Su’aasha:

Asc Doctor cunug umula ayaa iga caburmay markuu 26 bari marayo awal caadi buu u neefsanayay 3 dhaqtar ayaan geyay mid waxuu dhahay qolof qplof ku jirta midna waxuu dhahay sanka dulbaa si dabiiciya u xidhan hadaba naaska wuu nuugaya lkn jifka ayaa xidhidhi dareemayaa
Hadaba sankabhaduu sidabiiciya u xidhan yahay furfur muyuu dhihilahaa shanqar miyaa kabixilahayd xaladanookale madhacdaa oo hal dul qof neeftiisa maku noolaannkaraa mise dhib bay ku noqonaysaa neefsigiisa iisoo jawaaba wlalayaal.

Sanka caruurta xiran maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa
Sanka caruurta xiran maxaa keeno maxaase lagu daaweeyaa

Jawaabta:

Waxaa keena ilmaha yar in neefta ku aadkaato sababo badan waxaa ugu muhiimsan:
1- diif ama hargab oo xiraya meelaha neefta soo marto ama boorka oo sanka kaga aruura.
2- Caabuqa meelaha neefta soo marto
3- waxaa kaloo keeni kara in labada qanjir uu ka bararo taasna neefta ayay xirtaa
Marka waxaa la rabaa in laga dheereeyo meelaha boorka ah iyo isbadbadalka jawiga oo keenaya sanka inuu cabburmo
Waxaa lagaa rabaa dhakhtar fiican inaad u geeyso, sidoo kale qaab dabiici ahna waa loo daaweyn karaa hadday mushkilada tahay sidaan soo sheegnay:
Bukhaarka biyaha sanka ayuu furaa, waa la adeegsan karaa, sidoo kale qalab waxaa jira qolka la dhigo oo biyo bukhaar soo deeya, sidoo kale cunugga in la siiyo biyo ku filan maxaayeelay biyaha waxay furaan meelaha ku xiran sanka iyo gudaha sanka ee fog, biyaha waxay yareeyaan xaakada waxaana la rabaa biyaha inaysan ahayn biyo qabow.
Waxaa kaloo jiro biyo cusbo oo lagu dhibciyo sanka ilmaha neefta ku xirantay, waxaa kaloo jiro qalab laga helo farmashiyaha oo soo dhuuqaya wixii ku jiro sanka ilmaha yar.

 

Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka

It causes a baby to have asthma for many reasons, the most important of which is:
1- a rash that closes the areas where the breath passes or the patch that accumulates in the nose.
2. Infections in the respiratory areas
3- It can also cause both glands to swell and this closes the breath
When it is required to extend the pores and changes in the environment that cause the nose to drink
You are required to see a good doctor, and you can also be treated in a natural way if the problem is as we mentioned:
The water plug opens the nose of the water, it can be used, and there is also a device in the room that brings out the water, also to give the child enough water because the water opens the areas connected to the nose and the inside of the nose in the distance, the water reduces the congestion and the water is not cold water.
There is also salt water to drop on the nose of the baby who is stuck in the breath, and there is also a pharmacy device that absorbs what is in the baby’s nose.

You might also like
1 Comment
  1. Magacyada gabdhaha xarafka A ka bilowdo
    Hussen Mohammed says

    Anigu xir’fadle caafimad ma ihi lkn dhakhaatir badan o ku takhasuusay daaweynta caruurta/pediatrician/ ah waxay dhahen ilmaha dhasha ila mudo 6 bilood ah wax kale on naaska hooyadi ahayn in la siiyo ma aha sida biyo, sharaab iwm

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More