Site icon Daruur درور

Saliyada shaydaanka ku sawiran yahay

Saliyada lagu tukado waxaa fiican inay dadka iska jiraan, waayo waxaa jira sali astaamaha shaydaanka ku sawiran, calaamadaha maasuuniyada.

sali shaydaan dad ku sawireen ibliis
sali shaydaan dad ku sawireen ibliis

Saligaas qofka aan ogayn oo ku tukada wax dambi ah ma laha, maxaayeelay qofka ma oga umana qasdin, laakin qofka waxaa ku habboon inuu iska eego markuu iibsanayo saliga lagu tukado,

Saliyada shaydaanka ku sawiran yahay
Saliyada shaydaanka ku sawiran yahay
Saliyada shaydaanka ku sawiran yahay
Saliyada shaydaanka ku sawiran yahay
Saliyada shaydaanka ku sawiran yahay
Saliyada shaydaanka ku sawiran yahay

qaabka quruxda badan loo sameeyo waxaa ku qarsoon sawiro shaydaan iyo geesaha ibliis sidoo kale waxyaalo  astaan u ah kuwa shaydaanka caabuda.

sida aad ka arki doonto sawirada aan ku lifaaqnay qoraalkan.

saliyada shaydaanka aad ayaa hadda loo iibiyaa, marka waxaa laga rabaaqofka inuu iska ilaaliyo arrimahan oo kale, shaydaanka wuu ku farxaa marka uu qofka ku tukanayo saliga shaydaanka.

Exit mobile version