Saliidda qumbada dareenka ma kicisaa
Su’aasha:
Walaal inkastoo aan shiirkeeda necbahay hadana waxaan maqlay in lagu qooqo saliida qubada marka saliidaas qof doob ah, oo aan xaas qabin ma isticmaali karyaa.
Jawaabta:
Saliidda qumbaha “Coconut oil” ama زيت جوز الهند waa la sheegay inay leedahay dareen kacsi siiba biyaha qumbaha oo fareeshka ah, haddii aad doob tahay maxaad ka rabtaa inaad dareenkaaga kiciso, haddaad kacso dhibaato inay kuu keento ayaa laga yaaba saliida oo aad xumaan ku dhaco, saliid qumbe ama saliid macsaro ama saliid kale
Marka aad doob tahay waxaa la rabaa inaad iska ilaaliso wixii dareenka kicinaya.
Coconut oil or زيت جوز جوز الهند is said to have a feeling of arousal removal from coconut water, if you are a fool why do you want to arouse your feelings, if you get up it may cause you problems it may cause you oil and you will fall bad.
When you are a fool, you are required to avoid anything that arouses emotions.
Saliid macsarada timaha haweenka maxay u tartaa