Saliid macsaro ayaan ku siigeystaa maxay dhib ah leedahay? Caafimaadka - Health By Su'aalaha On Apr 8, 2021 1,070 0 Su’aasha: Waxaan sameeyaa badanaa inaan xubinkeyga mariyo saliida macsarada xitaa waaku siigeystaa markaasaa biyo badan iga imaada marka saliidaas dhibaato mey ukeeneysaa xubinka taranka. Saliid macsaro ayaan ku siigeystaa maxay dhib ah leedahay? Jawaabta: Siigada si kaste ha ahaato dhib ayay kuu kenaysaa dhibkaas wuxuu noqon karaa dhib nafsi ah ama mid xubin ah. Marka farqi ayaa u dhexeeya maris iyo siigo. Waxaan ku dhihi lahaa nin dhalinyar ayaad tahay iska daa inaad marsato saliid macsaro waayo isma reebi kartid siigo ayaad ku dhacaysaa. Dhibaatada seegadaDhibka siigadaFaa'idada Macsarada 0 1,070 Share