Salaatu tasaabiix diinta maxay ka qabtaa

Salaatu tasaabiix diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha:

Wll dhawaan waxaan maqlay salaad layidhaahdo salaatu tasaabiix oo tasbiix badan oo illaa 300 ahi kujiraan oo 4 rakcadood ah,, salaaddaasi matahay mid sugnaatay ?

Salaatu tasaabiix diinta maxay ka qabtaa
Salaatu tasaabiix diinta maxay ka qabtaa

Jawaabta:

Salaadda tasaabiix la yiraahdo صلاة التسابيح waxaa qaba fuqahada madaahibta qaar, waxayna u arkaan inay suno tahay, xadiiska kusoo arooray aad ayaa laysugu khilaafay qaar culimada ka mid ah saxiix ayay u arkeen qaarna waxay u arkeen inuu daciif yahay, qofkii culimada qaar raaco oo tukada laguma bidco laguma tilmaami karo, maxaayeelay wixii laysku khilaafo layskuma qabsan karo.
Xadiiska naskiisa waa kanaa waxaana wariyay Abuu Dawuud iyo Tirmithi iyo Ibnu Maajah:

عن ابن عباس رضي الله عنهما أن رسول الله صلى الله عليه وسلم قال للعباس : يا عماه ألا أعطيك ؟ ألا أمنحك ؟ ألا أحبوك؟ ألا أفعل بك عشر خصال إذا أنت فعلت ذلك غفر الله لك ذنبك أوله وآخره وقديمه وحديثه وخطأه وعمده وصغيره وكبيره وسره وعلانيته ، عشر خصال ، أن تصلي أربع ركعات تقرأ في كل ركعة فاتحة الكتاب وسورة ، فإن فرغت من القرآن قلت سبحان الله والحمد لله ولا إله إلا الله والله أكبر خمس عشرة مرة ، ثم تركع فتقولها وأنت راكع عشرا ، ثم ترفع رأسك من الركوع فتقولها عشرا، ثم تهوي ساجدا فتقولها وأنت ساجد عشرا ، ثم ترفع رأسك من السجود فتقولها عشرا ، ثم تسجد فتقولها عشرا، ثم ترفع رأسك فتقولها عشرا . فذلك خمس وسبعون في كل ركعة ، تفعل ذلك في الأربع ركعات. إن استطعت أن تصليها في كل يوم مرة فافعل ، فإن لم تفعل ففي كل جمعة مرة ، فإن لم تفعل ففي كل شهر مرة ، فإن لم تفعل ففي كل سنة مرة ، فإن لم تفعل ففي عمرك مرة.

Isha iyo jinka ma u keenaan qofka waswaas

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More