Site icon Daruur درور

Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha

Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha

Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha
Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha

Salaadda ay galeen Madaxda Xarakada Taalibaan ee Afganistan, ka hor inta aysan heshiista Nabadeed la saxiixan Mareykanka.

Heshiiskan oo ka dhacay dalka Qatar ee magaalada Doha.

Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha
Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha
Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha
Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha
Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha
Salaadda Taalibaan iyo heshiiska Doha

Waxaa lagu heshiiyay in xabbada ay joojiyaan labada dhinac.

Sawirada ayaa kuu caddeynaya xarakada inay wili yihiin dad ku dhegan qiyamka islaamiga.

salaadda ay galeen Taalibaan oo tilmaan weyn u ah xarakada inay tahay mid islaamka ku xiran, inta badan madaxda xiliyada oo kale ma jecla in lagu arko muuqaal islaami ah, siiba marka lala galayo heshiis dalka Maraykanka. salaadda meel weyn ay ka joogtaa islaamka siiba marka jameeco loo tukanayo waa astaan muhim ah.

Exit mobile version