Site icon Daruur درور

Sababaha keena xanuunka xaniinyaha

Sababaha keena xanuunka xaniinyaha

Su’aasha:

Xanuunka xaniinyaha oo daran maxaa keenaya siiba marka aan kacsado waliba mararka qaarkooda waxaan ka dareemaa culays daran sida in wax ay xiran yihiin oo kale waxaan rabaa inaan ii sheegtaan waxa sidaas keeno fadlan.

Sababaha keena xanuunka xaniinyaha
Sababaha keena xanuunka xaniinyaha

Jawaabta:

Xaniinyaha waxaa lagu tiriyaa meelaha ugu nugul jirka raga, marka wax yar ay gaaraan looma adkaysan karo xanuunooda, siiba marka qofka wax lagaga dhufto.
Waxaa ka mid ah xanuunka waxa u keenao caabuqa ku dhaca xubinta biyaha shahwada ay ka samaysmaan taasna waxaa lagu gartaa xaniinyahay inay kululaadaan xanuunkana aayar u kordho sidoo kale barar meesha inuu ka jiro.
sidoo kale xanuunka xiniinyaha waxaa keena dhagxaanta kaliyaha waxaa soo raaca xanuunkaas xanuunka geedka ninka sidoo kale kaadi aan dhamaanin oo goosgoos ah iyo kaadida oo qofka si xun gubta xataa mararka qaarkooda xanuunkaas wuxuu gaaraa bowdada.
waxaa kaloo xanuunka keena inay xaniinyaha soo gaaraan dhaawacyo kaga yimaada dhufasho ama inay wax jug ku dhahaan.
waxaa kugu haboon marka aad isku aragto xanuun joogto ah inaad is baarto si loo ogaado sababka keenay oona daawo laguugu qoro. qofka marka uu dareemayo xanuunka xaniinyaha daran waa inuu ka dheeraadaa galmada xitaa hadduu kacsi dareemayo.

teeda kale waxaa jira xanuun ka dhasha marka ninka uu si daran u kacsado oo aan biyaha ka bixin taas waxay keenaysaa inuu dareemo xanuun daran oo ah mid biyaha haray dartooda ku yimid

Sababta xanuunka qooraha ama xiniinyaha
Sababta xanuunka qooraha ama xiniinyaha

 

تعتبر الخصيتان أكثر المناطق ضعفا في جسم الرجل ، لا يمكن تحمل ألمهما ، خاصة عندما يصاب الشخص.
ويشمل الألم الذي يسبب التهابات في أعضاء التناسل التي يتكون منها المني وهذا يتميز بحقيقة أن الألم قوي ويزداد الألم ببطء وكذلك التورم في مكانه.
كما أن ألم الخصتين ناتج عن الحصوات التي تتكون في الكلية،  فقط ألم عضو الرجل وكذلك مجرى البول غير المكتمل الذي يشعر فيه الشخص بشدة حرقة البول حتى في بعض الأحيان يصل الألم إلى الفخذ.
كما أنه ناجم عن ألم الجروح في الفخذين ، والتي تأتي من الضربات أو عن طريق شيء ما.
من المستحسن أن تتحقق من نفسك عندما تعاني من ألم مزمن لمعرفة السبب ووصف الدواء.
عندما يشعر الشخص بألم شديد ، يجب عليه تجنب العلاقة الحميمية حتى لو كان يشعر بضعف الانتصاب.
من ناحية أخرى ، هناك ألم يحدث عندما يستيقظ الرجل بشدة بسبب الاحتقان ، مما يجعله يشعر بألم شديد جاء بسبب بقية المني

Toxobta madow ee xiniyaha maxaa lagu daaweeyaa

Exit mobile version