Rwanda oo Smart phones soo saarayso

Madaxweynaha wadanka RWANDA  Paul Kagame ayaa maanta caasimadda Kigali ka furay warshadii ugu horaysay ee samaynasa Talefanada Mobilka “Smart Phones” oo lagu sameeyay Afrika.
Engineerada iyo khubarada Software samaynaya ayaa u wada dhashay dalkiisa.

Dhowr bilood ka hor ayaa Ruwanda hawada sare u dirtay Dayax gacmeed ay leeyihiin ayaga oo loogu talagalay Cilmi baarista iyo internetka oo loo adeegsan doono waxbarashada Iskuulada iyo Jaamacadaha.

Dagaalka sokeeye ay soo martay Rwanda aad buu uga darnaa kan soomaali ay soo martay ilaa haddana soomaali kama soo kabsanin

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More