Riyooyinka argaggaxa leh The disturbing dreams

Dreadful dreams come as a result of constant anxiety

Riyooyinka cabsida leh inta badan walwalka joogtada ah ayaa keena

Riyooyinka argaggaxa leh sidee looga badbaadaa

Mararka qaarkood qofka wuxuu arkaa riyo naxdin leh
waxaa laga yaabaa inuu arko isagoo meel sare kasoo dhacay
ama isagoo la dili rabo oo mindi loo wato sidoo kale wuxuu arkaa dhiig
wuxuu kaloo arkaa asagoo gaari dardaray ama dab qabsaday

Riyooyinka argaggaxa leh The disturbing dreams
Riyooyinka argaggaxa leh The disturbing dreams

riyooyinka noocan ah waxay ka imaanayaan shaydaanka iyo walwalka qofka ku sugan yahay
waxaa looga badbaadi karaa qofka inuu yahay qof Alle ku xiran
oo ku seexanaya wayso, sidoo kale qof mar walba akhrista Quraanka
riyada arggagaxa leh waxay u timaadaa qofka kalsoonida iimaanka ku yar tahay.
qofka waa inuu yahay qof aamminsan qadarka Alle qoray marka waa inuusan israacinin adduunka
waaa inuu ahaadaa qof sabar badan.
laakin qofka hadduu yahay qof walwal badan shaki kama taagna inuu ku riyoonayo wax cabsi iyo argaggax leh

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More