Asc wll riyo waxaan ku arkaa anoo dad dhahaya Alle ka baqa ama wacdinaya waxan ahay hooyo rer leh
Riyo waxaan ku arkaa anoo dad dhahaya Alle ka baqa ama wacdinaya
Jawaabta:
Riyada waa riyo aad u fiican waxay tilmaamaysaa inaad gaari doontid darajo sare xagga diinta sidoo kale ubadkaaga in ay noqon doonaan dad Alle ka baqaya oo dadka waaninaya, riyada waa khayr iyo bishaaro.