Riyo waxaan ku arkaa anoo dad dhahaya Alle ka baqa ama wacdinaya

Su’aasha: Asc wll riyo waxaan ku arkaa anoo dad dhahaya Alle ka baqa ama wacdinaya waxan ahay hooyo rer leh Jawaabta: Riyada waa riyo aad u fiican waxay tilmaamaysaa inaad gaari doontid darajo sare xagga diinta sidoo kale ubadkaaga in ay noqon doonaan dad Alle ka baqaya oo dadka waaninaya, riyada waa khayr iyo bishaaro.
