Riyo guri cusub loo guurayo oo goglan

Riyo guri cusub loo guurayo oo goglan

Riyada:

Sc sheekh waxaan ku riyooday anagoo u soo guurnay guri cusub oo wayn oo goglan waxaan  dhiganay dayrka caw ( roog oo kale) aan ku fadhiisano

waxaan soo raacay bas gurigii aan ka soo guurnay ayaan ka soo shaqeeyay
waxaan ugu dhex tagay hooyo oo huruda waxay igu tidhi ii keen dirac ay candhuuf ku tufto guriga waxa dhex jooga 2 nin oon mid ahaan garanayo ka kale ma garanayo oo baska ayuu ila.saarna ka igaranya uga sheekaynaya waxa aan ka shaqeeyo waxa aan qabto
waxa mabdakha joogtay walshay iga yar oo xalaysa weel waxaan ku idhi keen waynu wada xalayna dayrka kaalay

waxaan ku soo noqday gurigii cusbaa ee aan u soo guurnay waxan furay albaabka dibada inan wadada maraysay ayaa igu tidhi ma soo galaa waan cabsanayaaye inantii waxay la fadhiisatay family oo dayrka fadhiya waxa noo soo galay tuug wuxuu qaatay 3 phone mid kamida waxa lahyd inantii aan albaabka ka furay waan ka cararnay dayrkii guriga ayaan galnay

Wax yar ka dib waxa noo timi inan ilma abti nahay oo bac lacag sidata  oo leh guriga kiradiisa ayaan soo bixinayaa waan soo noqonayaa hooyo ku tidhi lacagta soo dhig soo waydii haye tidhi way baxady

Riyo guri cusub loo guurayo oo goglan
Riyo guri cusub loo guurayo oo goglan

Fasirka:

Riyada waxay ka hadlaysaa mustaqbalkaaga dambe adiga iyo qoyskaaga, xaaladaha aad mari doonto.

Waxaa laga yaabaa noloshaada inay goor dhow isbadasho,  waxaa dhici kartoinaad aaddo wadan kale.

ama inaad guursato nin qaraabo aad tihiin oo lacag leh.

Guud ahaan riyada waa bishaaro.

 

Riyada guriga oo faahfaahsan halkan ka daawo

 

Dreaming speaks about your future later for you and your family, the conditions you will go through.

Your life may change soon, you may go to another country.

or to marry a man of your kindred who has money.

Overall the dream is good news.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More