Riyo bomb guriga lagu xiray qayladeedana la maqlayo

Riyo bomb guriga lagu xiray qayladeedana la maqlayo

Su’aasha:

wll gurigeena howl baa laga wadaa oo naqshadeen io habees ah waxaan kuriyooday qolka ugu dambeeya gurigeena oo ladhahayo bomb ayaa lagu xiray ee halaga soo baxo aniga io ilmaha lee guriga kujirno bombada maqarxeeso lkn qeelideeda waa lamaqlaa hadana ani leba kawelwelayo oo dadka kala saarayo ayaa waa iska qoslayan oo bombada usii ordayan maxaa lagu fisiri karaa mhadsanidiin.

Riyo bomb guriga lagu xiray qayladeedana la maqlayo
Riyo bomb guriga lagu xiray qayladeedana la maqlayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa waxyaalo qarsoon inay soo muuqan doonaan, sir guriga khuseysa ama familka ayay noqon karaan waxyaalahaas qarsoon, guud ahaan khayr Ilaahay haka dhigo.

Riyada aabe oo guriga hortiisa ku tukanaya

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More