Riyo asxaab lala joogo oo walaal kedis lagu waaynayo
Su’aasha:
Asc, ciid mubarak. Waxaan ku riyooday anoo asxaabteeydii mar hore iskugu keen dambeysay jawi farxad leh la qaadanayo ayaa asxaabtii mid ka mid ah wuxuu la dagaalay nin halkaas tukaan ku lahaa, waa la daqray oo dhiig baa ka imaaday, waxaan is iri asxaabtii kale u soo sheeg oo walalkey na la joogay, durba waxaan dadkii ka dhex waayay walal, waan qeylo dhaanshay heer waxaan gaaray aan baroorto. Daal dheer kadib baan helay.
II fasira walal mahadsanidiin.
