waxa ku riyoday anigo walalsan aya waxa iga horimana wil aderkey dhalay oo aad u faraxsan farxad darted rabo inu hab isiiyo waxan dhahaa sug diyarada waxan ku qornaay 5bari kahor waana hilmaamay muruga iheyso maxa sameya isla markas waxan maqlaa walalkey oo asigana safar ahay oo ka baqday safarki.
Jawaabta:
Riyadan waxay xiriiri la leedahay riyada middan ka horraysa oo safarka lagaa soo celin rabo, riyada waxay tilmaamaysaa inaad safar gali doonto laakin wax yar dhib ayaad kala kulmaysaa safarka aad galayso waxaa laga yaabaa inay waxyaalo kaa soo daahaan oo safarkaaga ku xiran, laakin sida riyada hore laga fahmayo safarka waad ku guulaysanaysaa inshaa Allaah.