Riyada xirashada dahabka
Riyada xirashada dahabka
Riyada:
Waxaa ku riyoday anigoo set dahab xiranaayo oo dhameystiran mid ii yaal ma ahan lkn riyada kadib qadka ku arkay sheik ii fasir adigo mahdsan allha ha kaa raali noqdee

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa xaalad dhaqaale fiican aad gali doonto
Waxaa laga yaabaa in duruufahaaga dhaqaalaha ay fiicnaadaan doonaan
Waa riyo bishaaro ah
Halkan ka daawo riyada dahabka oo faahfaahsan
The dream indicates a good financial situation you will enter.
Your financial circumstances will be better.
It’s a good news.