Riyada xildhibaban Barkhad Batuun

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO AANU ISA GACAN QAADAYNO XILDHIBABAN BARLAMANKA BARKAD BATUUN XILDHIBABAN KII MUCJISADA SOMALILAND
AADNA UWADA QOSLAYNA
ANAGOO AAD UWADA FARAXSAN
ALLAH MAHADLEH.

Riyada xildhibaban Barkhad Batuun
Riyada xildhibaban Barkhad Batuun

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa magaca aad yeelan doonto iyo saameyska aad saameyn doonto bulshada soomaaliyeed, waa riyo jago xambaarsan, culimada riyada fasira waxay isku raaceen qofkii arko qof jago hayo inuu heli doono magac ama hanti oona uu ka muuqan doono bulshada uu ku dhex jiro.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More