Riyada xidigaha oo dab noqonayaan
Riyada xidigaha oo dab noqonayaan
Riyada:
Sheikh waxaan ku riyoodey xidigaha oo dab noqoneyaan kadib cirka
meel kaga dhacayaan kadibna aroor noqonesaa

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo isbadalayo oo laga yaabo inaad la kulanto
Waxanya la xiriiraan arrimahaas dad caan ah oo dhib ku dhici doono
Xidigaha cirka caadi ahaan waxay astaan u yihiin dadka caanka ah
Dreaming describes changing issues you may encounter
This is related to these issues famous people who will suffer
Sky stars are typically symbolic of celebrities