Riyada xaaska oo sariirta ninkeeda ka dhacayso

Su’aasha:

ASC WALAL WIIL AANU EHEL NAHAY BAA KU RIYOODAY ISLAANTIISA OO SARIIRTA KA DHACDAY KADIBNA INTAY DHAKHSO BOODAY ISAGA CANAANATAY OO DHAHAYSA ADAA IGA RIDAY SOW MAHA ASNA UU DHAHAYO WALAHI ANI KUMA RIDIN.

Riyada xaaska oo sariirta ninkeeda ka dhacayso
Riyada xaaska oo sariirta ninkeeda ka dhacayso

Jawaabta:

Riyadan waa digniin waxaa lagaga digayaa lamaanahaas inay is khilaafaan khilaafkana gabadha ayaa sabab u noqon doonto ninkana waa qof bari ka ah, riyada sariirta laga dhacayo oo uu arkayo qof reer leh waxay tilmaamaysaa khilaaf ka dhalan doono labada is qaba.

Waliba wax ayay ku qabasan doontaa oo isaga uusan samaynin sida riyada laga fahmayo.

Marka hadaysan dhexdooda wax dhib ka jirin ha iska jiraan dadka isku dayaya inay guryaha dumiyaan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More