Riyada wiil gabar isha dhagax kaga dhuftay

Su’aasha:

sc sheikh waxa aan ku riyooday anigoo wado maraya ayaa aan arkay gabar iyo wiil is dagaalaya kadib wiilkii ayaa gabadhii isha dhagax kaga dhuftay weliba si daran .ishii inta ay dilaacday ayaa ay dhiig farabadan ka daatay gabadhii waxa aan soo kacay anigoo ashahaadanaya naxdinti aan ka naxay isha gabadha darteed.jazalallah kheyr.

Riyada wiil gabar isha dhagax kaga dhuftay
Riyada wiil gabar isha dhagax kaga dhuftay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa in masiibo weyn dhici rabto Ilaahay ha naga badbaadiyo riyada isha qofka ka dhacayso waa riyo dhib weyn tilmaamaysa, hadday dadka yihiin dad aad garanayso xumaan ayaa dhex marri doonto oo keenaysaa dagaal aad u daran.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More