Riyada wiil aan dhalay oon iku dhacsan nahay
Riyada wiil aan dhalay oon iku dhacsan nahay
Riyada:
Asc sheekh waxaa jiray wiil aan dhalay oo aan isku dhacnnay mudo sanad iyo dheeraad maanu wada hadal waxaan ku riyooday habeen dhaweyd isagoo soo waysaystay oo masaajid kasoo baxay oo I ag taagan hadana shalay subixii maraan seexday waxaan ku riyooday isagoo maxadaxa iga dhunkanaya hadana dhabtayda kusoo fadhiistay Anna aan ku leeyay quraanka imisaad akhriday iisoo fasir sheekh

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa wiilkaas inuu kula heshiin doono oo uu ku raalli galin doono
Waa riyo wanaagsan oo tilmaamaysa xiriirkiina mustaqbalka
Ilaahay khayr kagaaga dhigo
The dream indicates that the boy will agree and please you
It’s a good dream that points to your future relationship
God will bless you.