Riyada webiga lagu qubaysanayo oo laga gudbayo
Su’aasha:
Asc xalay waxan ku riyooday anoo Wabiga ku qubeysanaya oo biyo badan ay socdaan lakiin wax halis kama dareemin marka laga reebay alaab aan watay sida tarmuus iyo kirliga shaaha aan waayay iyo inaan si nabadoon oo an cabsi laheyn ugu baxay dhanka kale ee wabiga anoo dabaalanaya kadib markan xaga tagay family la kulmay.
