Riyada tilmaanta nin wax ii tilmaamayo
Riyada tilmaanta nin wax ii tilmaamayo
Riyada:
Sheekh waxaan ku riyooday nin ii tilmaamaya waxaan doonayay oo gacantiisa ku tilmaamaya oo igu leh maaragtaa wattaaaaase aniguna aan ku leeyay haa oo leeyahay halkaa mar hadaba waxaasi wuxuu ahaa ma xusuusto hada iisoo fasir sheekh.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa arrin aad raadinaysay inaad helayso
ama wax kugu adkaa inuu kuu fududaanayo
Riyada waa khayr iyo bishaaro
Halkan ka ogow qaabka riyada loo soo diro
Dreaming describes something you were looking to find
or something that is difficult for you to make it easier for you
Dreams are good and good news