Riyada suuratul allamtara iyo libaaxyo eeyo iga reebaya
Su’aasha:
ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK
WAXAAN KU RIYOODAY ANOO SALAADII SUBAX MASAAJIDKA KUSII SOCDA AYAA WAXAA IGU SOO YAACAY LIX BAHAL OO MADMADOW ANOO LUGAYNAYA WAAN KA DUL BOODAY
WAY IGU SOO YAACEEN WAAN LAAGLAAGAY ADUU WAAN ISKA CELIYAY
WAXAAN MAQLAY HADAL OO ILEH
ILAAHAY KUGU SALIDI MOOYO WAXKAA AWOOD BADAN LKN HADAAD LAKULANTO WAXAAD HAYSATAA AWOOD ILAAHAY KU SIIYAYE AKHRISO SUURATUL ALAMTARA SUURADA 105 EE QURAN KA
ADOO AAN BAQANIN BIDIXDA IYO MIDIGTADA EEGAYA ILAAHAY AYAA GARGAARDAGDAGA KUSIIN KUNA SALIDI CADAWGAGA WAX KA AWOOD BADAN
WAXAA IGU SOO BAXAY 3 EYO AH
WAXAAN AKHRIYAY ALAMTARA SURADA 105
WAXAA II YIMID 3 LIBAAH OO AYDII ERYADAY
Markii danbana waxaan dhagaysanayay tafsiirka quranka ee sheakh dirir
Intasi Ayan ilaway hala iga raali ahado
ALLAH MAHADLEH.
