Riyada sijaayad dheer maxay tahay

Su’aasha:

Waxan kale oon Ku riyooday sijaayad sijaayadaas waxay ahay mid dheer ana waxan is iri riyada dhexdeda sijaayadan waa ay Ku anfacaysa Ramadan Ka ayaad ku seexan ood iku fidin xiliga AAD cibadesanayso maadaama sijaayada aysan u gaabnen kuwa kale tan at ahayd mid dheer riyadaydu waa taas.

Riyada sijaayad dheer maxay tahay
Riyada sijaayad dheer maxay tahay

Jawaabta:

Sijaayad ama salli waxaa lagu fasiraa hanti iyo arsaaq iyo ribix badan, waxaa kaloo lagu fasiraa guur fiican lagu guulaysto, sidoo kale qofka inuu gali doono nolol aad u barwaaqaysan, kutubta riyada fasirta badankooda sidaas ayay ku fasireen, waliba dheeraanta waxay tilmaamaysaa barwaaqo aan caadi ahayn aad loola yaabo badnaanteeda

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More