Riyada siibitaanka iligta

Interpretation of a dream of tooth extraction

Su’aasha:

Asc walal

Waxan xalay ku riiyooday ilkaha qeybta hoose mid kamid ah oo an iska siibay wuxuuna ahaa iliga aan siibay midka hoose ee loo yaqana |Dhoolka. intas kadib waxan leeyahay Xaas uur ayay leedahay 9 bilood weeye.

Riyada siibitaanka iligta
Riyada siibitaanka iligta

Jawaabta:

Siibidda iligta waxaa lagu fasiraa waxyaalo badan, waa in la eegaa qofka arkay riyada, adiga maadaama xaaskaaga ay uur leedahay waxaa lagu fasiraa dhalmada xaaska inay sahal noqon doonto, fasirka riyada wuu is badbaddalaa waayo xaalka qofka ayuu la xiriira tafsiirka riyada.
qofka marka ikaha ay ka daataan oo dhulka ay ugu daataan waa riyo aan fiicnayn oo wax tsuta, laakin riyadan way ka duwan tahay, waxay tilmaamaysaa dhalmada xaaska oo sahlan

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More