Riyada Shuunka injir gashay oo la xiirayo

Su’aasha:

Asc wll waxaan ku riyooday aniga oo Tinta Hoose ee Shuunka loo yaqaan injir iga gashay oo iska xiirayo waxaan isleeyahay injirta yey kugu faafin ee iska xiidh maxay noqon kartaa.

Riyada Shuunka injir gashay oo la xiirayo
Riyada Shuunka injir gashay oo la xiirayo

Jawaabta:

Injirta riyo marka lagu arko astaan waxay u tahay waxyaalo badan sida murugta iyo jirrada iyo rafaad daran, waxaa kaloo injirta ay noqon kartaa qof liito oo qaraabada ka mid ah oo dadka isku dira, guud ahaan xiiridda aad iska xiirtay timaha bisqinta waa ka hortag aad ka hortagayso dhib iyo rafaad kugu weynaan lahaa, riyada waa riyo kuu tilmaamaysa inaad ka badbaadday dhibka kugu soo socday.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More