Riyada injirta oo madaxa laga gurayo oo ka buuxdo

Riyada injirta oo madaxa laga gurayo oo ka buuxdo Riyada: sc riyada injirta fara badan oo madaxa dhan wada galayso kadib marka la shanleeyo timaha si daran usoo daadanayso injirta waxaa la socda qandhacil ama ukmaha injirta oo badan Fasirka: Riyada injirta waxay tilmaamaysaa dad liito oo ku dhibayo, dadkaas adiga ayaa wax siiyo ama […]
Riyada anoo injir bur ku dhex dilayo

Riyada anoo injir bur ku dhex dilayo Riyada: Asc waxan ku riyooday ano hablo ah oo xafad wada joogno ayan waxan gabar tinteda qeybta qadadka ah ka arkaya injir aa u badan waan kaso qabanaya kdb baa gabar kale oo nala joogte i dhahesa injirta wax fiicane fasirta ee ka lexo dadka ha tusin markan […]
Riyada Shuunka injir gashay oo la xiirayo

Riyada Shuunka injir gashay oo la xiirayo Riyada: Asc wll waxaan ku riyooday aniga oo Tinta Hoose ee Shuunka loo yaqaan injir iga gashay oo iska xiirayo waxaan isleeyahay injirta yey kugu faafin ee iska xiidh maxay noqon kartaa. Jawaabta: Injirta riyo marka lagu arko astaan waxay u tahay waxyaalo badan sida murugta iyo jirrada […]
Gabar riyootay iyadoo madaxeeda intay dhabta saaratay injir ka guraysa

Gabar riyootay iyadoo madaxeeda intay dhabta saaratay injir ka guraysa Riyada: Asc gabar reer leh ayaan waxay ku riyootay iyadoo madaxeeda intay dhabta saaratay injir ka guraysa maxay noqonkartaa wll Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inay ka badbaadi doonto dhibaatooyinka murugta ku haya, injirta riyo marka lagu arko guud ahaan waxay tilmaamaysaa fikir iyo rafaad […]
