Riyada shumiska maxaa lagu fasiraa

Su’aasha:

scw riyada shumiska maxay tahay gabar haday aragto iyadoo nin shuminayo?

Riyada shumiska maxaa lagu fasiraa
Riyada shumiska maxaa lagu fasiraa

Jawaabta:

Riyada shumiska guud ahaan waxay xambaarsan tahay baahida qofka uu u qabo in lagu dadaalo oo la daryeelo iyo wax in loo qabto, waxaa kaloo ay noqon kartaa jacayl iyo soo dhoweyn iyo in la helo waxa la raadinayo, ama in la gaaro muraadka,  haddii ay tahay gabadha la shuminayo naag uur leh waa bishaaro dhalmo sahlan ayay helaysaa iyo ilmo caafimad leh, haddii gabadha la dhunkanayo ay tahay gabar doob ah shumiska wuxuu tilmaamaa guur dhow, guud ahaan riyada waa riyo fiican oo bishaaro xambaarsan.

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More