Riyada Sambuus lagu cunaayo maqaayadda
Su’aasha:
Walaal saakay salaadii subax ka dib markaan hurdada ku noqsaday waxaan ku riyooday anoo meel maqaayad ah, sambuus ku cunaayo waxaan cunay 3xabo oo sambuus ah iyo xabad macshara ah, markaasaa nin i ak fadhiyay xabad ka mida sambuuskii uu ila cunay markaasaa lacagta sambuuska markaan qiimeynay 11,000sh.So ayay noqotay anna lacag baan heystay waxaan damaaciyay inaan kuwa kale iibsado maadaama uu sambuusku ila macaanaa.
Wll riyadaas maxay ku furmi kartaa.
