Riyada sajaayadaha badan maxay noqon
Riyada sajaayadaha badan maxay noqon
Riyada:
Waxan ku riyooday sajaayado aad ubadan qaar baabuur lasaaray qaarna gabadha ayaa siday qaarna dhulkay yaaleen iifasir sheekh

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa farxad la xiriirta ku dhaqanka diinta
sidoo kale waa dadaal xagga cibaadada
Waa riyo wanaagsan
Halkan ka daawo riyada firaashka ama rooga
The dream describes happiness in relation to religious practice
it is also an effort towards worship
It’s a good dream