Riyada rootiga iyo hilibka iyo shaaha

Riyada rootiga iyo hilibka iyo shaaha

Su’aasha:

ALLAH MAHADLEH
ASC NABAD GALYO GUUDKIINA HA AHAATO WEBKAYAGA DARUUR ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY ANOO LA JOOGA ASAXAAB DHALINYARO AH OO AANU CUNAYNO FURIN UU DHEXDA HILIBKAGA JIRO IYO SHAAH MEEL WADA GREEN AH OO DHIR DHAADHEER HOOSTOODA FADHINO
ANAGOO AAD U FARAXSAN ALLAH MAHADLEH

Riyada rootiga iyo hilibka iyo shaaha
Riyada rootiga iyo hilibka iyo shaaha

Jawaabta:

Rootiga iyo hilibka waa nolol wanaagsan waliba farxadda aad dareemayso ayaa xoojinaysa, guud ahaan qofka marka uu arko cunto macaan asoo cunaya riyada waxay tilmaamaysaa arsaaq iyo nolol fiican.

Marka asxaabta aad la joogto waa farxad iyo wanaag aad heli doonto waa raaxada nolosha iyo wanaagga iyo khayrka  aad la kulmi doonto.

 

Riyada qof is bad badalaya fasiraad ma leedahay mise waa qaraw

Bread and meat are a good life and the joy you feel is strengthened, generally when a person sees a delicious food eating the dream indicates food and a good life.

When the friends you are with are happy and the goodness you will find is the enjoyment of life and the goodness and goodness you will experience.

Riyada hilibka oo faahfaahsan halkan ka daawo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More