Riyada roobka dharka qooyay

Riyada roobka dharka qooyay

Su’aasha:

Riyada roobka dharka qooyay
Riyada roobka dharka qooyay

Waxan ku riyoday in uu roob dayo ana an bananka joogo oo wan roobkii fanaanada iga qooyay oo wan fanaanadii iska siibay anigoo ka maroojinaayo ka qalajinayo biyahaas .

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa barwaaqo badan inaad la kulmi doonto biyaha roobka waa khayr badan marka ay yihiin kuwa aan dhib gaysanin oo wax burburinin.

Marka riyada waa bishaaro oo wanaagsan waxayna tilmaamaysaa khayar iyo hanti kusoo gali doonto.

sidoo kale waxay tilmaamaysaa inaad gaarayso hadafka ama danta aan ku mashquulsan tahay

 

Riyada roobka iyo balayga ama warta

 

This dream indicates a lot of prosperity that you will experience rainwater is a lot of good when they are harmless and destructive.

When the dream is good news and it indicates wealth and wealth that will come into you.

it also indicates that you are achieving the goal or interest in which I am engaged

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More