Riyada quraan la akhrinayo iyo shaah la cabayo
Riyada quraan la akhrinayo iyo shaah la cabayo
Riyada:
Asc sheekh waxaan ku riyooday anoo akhrinaya qoraal meel ku qoran oo quraan ah waxaan akhriyay ادعوني استجب لكم ookilaya kadibna waan toosay isla hurdadaa waxaan ku riyooday anoo shaah cabaya iisoo fasir sheekh

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa in lagugu boorrinayo ducada, waxay u badan tahay in lagaa aqbalayo
Ku dadaal ducada habeenadan ee ah tobanka bisha Ramadaan ee ugu dambeeyay.
Ilaahay u dhowow cibaadada iyo akhrinta quraanka badi.
Riyada akhriska quraanka halkan ka daawo
The dream indicates that you are being urged to pray, it is likely that you will be accepted
Strive for the blessings of these last ten nights of Ramadan.
Worship and recite the Quran a lot.