Riyada qofka asoo la siinayo dahab iyo doolar
Su’aasha:
Asc wllo.
Asc wllo Xalay waxan ku riiyooday nin aan maalin hore weydiistay in uu ii caawiyo ayaan xalay riiyo ku arkay asaga oo siinaya lacag shan boqol dollar oo u dhiganta 2 shiling oo dahab midabkiisa jaale balse wuxuu leeyahay safaro waxay ku noqonaysa $500 intas kugu caawiyay anigana ka dalbaday Week hore dhaqalo in uu igu caawiye. Waad ku mahadsan tahay sida aad igu soo turjumi karta.
