Riyada qof xanunsan iyo guriga bisado badan yar yar jogaan
Riyada qof xanunsan iyo guriga bisado badan yar yar jogaan
Riyada:
ASC walalayal riyadan i fasira Allaha idin ka rali noqdee. Waxan arkay anigoo u tagay rer an qarabo nahay gabadha guriga waxay i shegtay in aabo heeda xanunsan yahay. Waxan ku dhahay aan Quraan saaree qol kiisa i geey. Anigoo yaqiinsan inuu quraan keyga Alle u aqbali doono. Lkin gabadha way ka cargo jiiday inay ii geeyso. Kadib waxan arkay yaanyuro yar yar oo qurux badan oo kalaro Kala duwan leh kalarka an xasusto waxa ka mid ah cad iyo Oranji kuwo mardhow la dhalay iyo kuwo yara weyn Wan jecleystay kor ayan kuso qaaday mid yar. Isla mesha farxad aya ka jirta iyo dad labisan aya joga.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa qof inuu jiro la sixray oo qaraabada ah, waxaa lagu daaweyn karaa quraanka.
Waxaana laga yaabaa sixirkaas inay ka dambeeyaan dumar.
Haddii uu jiro qof xanuunsan oo qaraabada ah quraan ha lagu daaweeyo
The dream indicates that a person is sick and a relative has been bewitched, it can be treated with the Quran.
And it is possible that this witchcraft is behind women.
If there is a sick relative, let him be treated with the Quran