Riyada qof weji iftiimaya leh oo seef ii dhiibaya

Su’aasha:

Asc wll Habeen ayaa waxaan ku riyooday nin asiga dhan wada cad ma sheegi karo in uu saxaabi yahay iyo in kale wajidiisana waxaa qarinaayay iftiinka ka soo baxaayo asiga ka dib ayaa wuxuu ii dhiibay seef iguna dhahay dagaalka adiga ayaa hogaaminaayo dagaalkiina guul ayaan ka keenay ka dib wuxuu igu dhahay adiga ayaa madax ka ah meeshaan hada ka dib wll please fasirkeeda ii sheega pls

Riyada qof weji iftiimaya leh oo seef ii dhiibaya
Riyada qof weji iftiimaya leh oo seef ii dhiibaya

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrin iyo xil adag in dusha lagaa saari doono waliba dad badan ayaa kaa hor imaanaya oo dagaal kula galaya oo diiddan inaad xilkaas qabato ama wax ay kaa maqlaan.

You might also like
1 Comment
  1. Ereyo qurxoon raaxada lamaanaha ma siyaadiyaan
    Haajir says

    Wll dagaalka guusha aan ka keenay maxaa lagu tilmaami karaa

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More