Riyada qof weji iftiimaya leh oo seef ii dhiibaya
Su’aasha:
Asc wll Habeen ayaa waxaan ku riyooday nin asiga dhan wada cad ma sheegi karo in uu saxaabi yahay iyo in kale wajidiisana waxaa qarinaayay iftiinka ka soo baxaayo asiga ka dib ayaa wuxuu ii dhiibay seef iguna dhahay dagaalka adiga ayaa hogaaminaayo dagaalkiina guul ayaan ka keenay ka dib wuxuu igu dhahay adiga ayaa madax ka ah meeshaan hada ka dib wll please fasirkeeda ii sheega pls

Wll dagaalka guusha aan ka keenay maxaa lagu tilmaami karaa