Asc, waxaan arkay qof aqaano oo joogo meel geedo gaagaaban ku yaalo, oona igu soo tuuray wax dhalo oo kala ah, dhalada way ku dhacday meel horteyda ah, kadib ul isoo qaatay xageyga soo aaday walaalkiisa ku soo baxay waana ka qaaday ushii. Kawaran !
Jawaabta:
Qof ayaa arrin kaasoo gaarsyo oo aad ka fikiri doonto arrin ku saabsan xaalkaaga waxaa laga yaabaa qofkaas inay dood idin dhex marto.