Asc ,waxaan arkay nin aqaano oo mar hore dhintay oo isiinayo No.telkiisa, waana qortay ,kadib wuxuu isiiyay shaah cadeys oo koob kale iga soo shubay macnaa wuu kala baray, anoo ku dhahaayo maya iska dhaaf asagana wuu iga diiday , maxay noqoney?
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa arsaaq inaad ku heli doonto si lama filaan ah, qof dhintay markuu cunto ama cabitaan ku siinayo waxaa lagu fasiraa arsaaq xagga Alle kaaga imaan doonto, guud ahaan riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto wax aadan filanaynin.