Riyada qof dhintay meel askar ku wareegsan igu xiray Dream of a dead person

Su’aasha:

Waa idiin salaamay waxaan riyo ku arkay Aabahayga Alle ha u naxriistee Islaan uu qabay oo eedadey ah.

Balse hada aan nooleyn oo iyadoo waayeel ah mar dhaweyd dhimatay.

Marka waxaa riyo ku arkay iyadoo eedadey i xirtay oo meel askar ku wareegsan tahay aan dhexda ugu jiro markaasay ii timid hadana si jees jees igula hadashay.

Walaal riyadaas maxaa lagu fasiraa?

Riyada qof dhintay oo hadana meel askar ku wareegsan igu xiray
Riyada qof dhintay oo hadana meel askar ku wareegsan igu xiray

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa eedadaada inay uu baahan tahay duco ama saqado in laga bixiyo, xiridda ay ku xirayso waxay ka dhigan tahay inay kuusoo gudbinayso dhanbaal adag ama massage degdeg ah.

riyada maydka wax badan ayay noqon kartaa laakin taas waxay ku xiran tahay qaabla loo arko riyada, marka ninka ama naagta markay arkaan qof mayd ah inta badan xaalad ayuu tilmaamayaa xaaladdaas waxay ku saabsanaan kartaa isaga ama qofka riyada arkay.

Riyada qof dhintay fasiraad kala duwan ayay yeelan kartaa hadba sida loo arko ayay ku xiran tahay

raadraac

يدل هذا الحلم على أن عمتك تحتاج للصلاة أو الصدقة.
التقييد يعنى إرسال رسالة

يمكن أن يعني الحلم بجسد ميت أشياء كثيرة ، لكن هذا يعتمد على كيفية النظر إلى الحلم.
عندما يرى رجل أو امرأة شخصًا ميتًا ، فهذا يشير عادةً إلى موقف ما ،

ويمكن أن يكون هذا الموقف متعلقًا به أو بالشخص الذي رأى الحلم.

Riyada qof dhintay oo wax i siinayo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More