Riyada qof bastoolad ilasoo baxay iyo cunug yaambo wata

Su’aasha:

Asc waan idin salaamaa, waxaan arkay anoo qof ila soo baxay bastoolad dhexdeena dad ku jiro oo iga reebaya maxay noqoney? Iyo habeen kale waxaa arkay qof aqaano mar hore dhintay oo horteeda socda ku haayo gacanta canug yar yaanbo uwato dhanka beeraha usocdo ,iyo cagaaran dhulka

Riyada qof bastoolad ilasoo baxay iyo cunug yaambo wata
Riyada qof bastoolad ilasoo baxay iyo cunug yaambo wata

Jawaabta:

Hadaad soo qorayso labo riyo hadda kadib si gaar usoo kala qor si mid kaste ay uga soocnaato midda kale.

Riyada koowaad: waxay tilmaamaysaa khilaafaad iyo dagaal aad la kulmi doonto ama qof ku dhibi doono oo kaa awood badan laakin waxba ku yeeli doonin.

Riyada labaad: waxay tilmaamaysaa ninka aad aragtay oo dhintay xaalkiisa inuu iska fiican yahay, ilmahaas iyo cagaarka astaan waxay u yihiin badbaado iyo nabad iyo barwaaqo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More